Suldaan Bashiir Muuse oo maanta lagu aasay magaalada Boosaaso (Daawo Sawirada)

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagu aasay Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo shalay salaadii jimcaha lagu dhax dilay masaajid kuyaala magaalada Boosaaso. Aaska Suldaanka waxaa ka qeyb galay masuuliyiin katirsan maamulka Puntland, waxgarad, culumaa’udiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Boosaaso, kuwaa oo aad uga murugeesnaa … Continue reading Suldaan Bashiir Muuse oo maanta lagu aasay magaalada Boosaaso (Daawo Sawirada)